HOME PAGE ABOUT SHACABKA.NET CLICK HERE TO CONTACT SHACABKA.NET NEWS ARCHIVES ALL ARTICLES WROTE BY SHACABKA.NET
 
 

Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo
Wararkii ugu Dambeeyay ee Somalida ALLAFRICA.COM Wararkii ugu Dambeeyay ee Somalida YAHOO.COM Wararkii ugu Dambeeyay ee Somalida GOOGLE.COM

Aayatiin.net
Abaaqaroow
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Aminarts.com

Awdalnews.com
Balcad Times
Banaadiri
Baraawepost.com
Baydhabo.com
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bulsho.dk
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
Calanka.com
Ceelbuurnet
Gargaarka.com
Goobjoog.com
Dalkanews.com
Dayniile.com
Dhagaxtuur.com
Dailypuntland.com
Dhaqankahawiye
Dhalinyarada.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
Glgaduudpost
Gobeey.com
Halgan.net
Halganka.net
Hobyonet.net
Hobyoradio.com
Horseednet
Huriwaa.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Kulmis.com
Luuq.com
Maaryaa.co.uk
Maktabada.com
Mareeg.com
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug.com
Qarandoon.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
Raadtv.com
Radio free Somalia
Safari Phone
Saxafada.com
Shabelle.net
Shacabka.net
Simbanews.com
Soomaalinews.com
Somaliswiss.com
Somaliswiss.net
Somalifans.com
Somalilinks.com
Somali Media
Somalitalk.com
Xogsheeg.com


Yaaqshiid

.

ABOUT US

 

Shacabka.net waa Shabakad soomaaliyeed oo u istaagtay baraarujinta iyo u gudbinta Xaqiiqda dhabta ah shacabka Soomaaliyeed si eey u gaaraan biseeyl ku filan oo keeni kara ineey dareemaan in awooda Shacabku leeyahay hadeey ahaan laheeyd mid siyaasadeed hogaamineed dhaqan- dhaqaale iyo bulsho intaba, si looga baxo dhibaatada baaxadda weeyn ee ku habsatay Shacabka Soomaaliyeed isla markaana Shacabka aaneey u adeegsan kuwa danahooda gaarka ah ka hormariya danta guud ee Shacabka.

 

Shacabka.net waxeey si joogto ah idin kugu soo bandhigi  doontaa siyaasadaha caalamiga ee  ku saleeysan dhaqaalaha iyo diinta ee saameeynta rasmiga ah  ku leh Shacabka soomaaliyeed ee weli ku mashquulsan siyaasadaha isdiidka Qabaailka ku saleeysan ee dhexdooda aan dhaafsiisneeyn.  

 

Sidoo kale Shabakadda Shacabka.net waxeey  soo badhigi doonaa  haduu Alle ogolaado Arimaha Bulshada , Caafimaadka iyo Fikradihiina inta wanaagsan ee wax dhiseeysa una adeegeeysa danta Shacabka Soomaaliyeed ee u ooman inuu helo Nabad waarta, Hogaan wanaagsan, Deganaan salka ku heeysa Cadaalad iyo Horumar.  

 

Hadii aan nahay bahda s…. waxaan idiin balan qaadeeynaa inaan idiin soo bandhigi doono Xog badan oo kusaleeysan aragti dheer iyo Ilo wareed ama Source kala duwan daafaha dunida si aan u wada xaqiijino gaarista Yoolka aan higsaneeyno.

 

 

http://www.shacabka.net

 
 
View My Stats Copyright © Shacabka.net - All Rights Reserved |