HOME PAGE ABOUT SHACABKA.NET CLICK HERE TO CONTACT SHACABKA.NET NEWS ARCHIVES ALL ARTICLES WROTE BY SHACABKA.NET
 
 

Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo
Wararkii ugu Dambeeyay ee Somalida ALLAFRICA.COM Wararkii ugu Dambeeyay ee Somalida YAHOO.COM Wararkii ugu Dambeeyay ee Somalida GOOGLE.COM

Aayatiin.net
Abaaqaroow
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Aminarts.com

Awdalnews.com
Balcad Times
Banaadiri
Baraawepost.com
Baydhabo.com
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bulsho.dk
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
Calanka.com
Ceelbuurnet
Gargaarka.com
Goobjoog.com
Dalkanews.com
Dayniile.com
Dhagaxtuur.com
Dailypuntland.com
Dhaqankahawiye
Dhalinyarada.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
Glgaduudpost
Gobeey.com
Halgan.net
Halganka.net
Hobyonet.net
Hobyoradio.com
Horseednet
Huriwaa.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Kulmis.com
Luuq.com
Maaryaa.co.uk
Maktabada.com
Mareeg.com
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug.com
Qarandoon.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
Raadtv.com
Radio free Somalia
Safari Phone
Saxafada.com
Shabelle.net
Shacabka.net
Simbanews.com
Soomaalinews.com
Somaliswiss.com
Somaliswiss.net
Somalifans.com
Somalilinks.com
Somali Media
Somalitalk.com
Xogsheeg.com


Yaaqshiid

Ciidankii Dowlada oo isaga baxay guud ahaan Gobolka Hiiraan.
29 Jul 2010- Baladweyne:- Ciidankii Dowlada ayaa maanta isaga baxay guud ahaan Gobolka Hiiraan halkaasi oo ay dhaqdhaqaaq ka wadeen. ...
Siilaanyo oo baaq u jeediyay Saraakiisha Jabhada SSC.
29 Jul 2010- Hargaysa:-Madaxweyne Siilaanyo ayaa ugu baaqay saraakiisha sare Ee Jabhada SSC in ay dhowraan ammaanka nabadana ay qaataan. ...
Xildhibaano ka soo Jeeda Gobolka Hiiraan oo ku Hanjabay in ay dagaal kula wareegi doonaan Magaalada Baladweyn.
29 Jul 2010- Baladweyn: Mid ka mid ah Xildhibanada baarlamaanka KMG Somalia oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inay wadaan qorshe dagaal ay kula wareegayaan Magalada Baladweyn....
Shil qasaara sababay oo ka dhacay duleedka Degmada Afgooye.
29 Jul 2010- Afgooye:-Shil qasaara badan sababay ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Duleedka Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/Hoose. ...
Soomaalida ku ganacsata South Afrika oo ka neefsatay Burcada dhaca gaysata.
29 Jul 2010- Cape-Town:-Ka dib Howlgalo balaaran oo maalmihii ugu danbeeyey ay bilaabeen Ciidanka Booliiska K/Afrika ayaa sabab ka dhigay in uu yar4aado Walaaca Soomaalida. ...
Duqeyn Xalay Mucaaradka u geysteen Xaafado ka fog goobaha dagaalka.
29 Jul 2010- Muqdisho:-Madaafiic ay rideen Kooxaha Mucaaradka ayaa dad shacab ah ku laayay xaafado ka mida Degmada Wadajir Muqdisho. ...
Alshabaab oo iska fogaysay dagaaladii Galgala iyo Karin Ee Gobolka Bari.
29 Jul 2010- Boosaaso:-Kooxda Alshabaab ayaa si aad ah isaga fogaysay dagaaladii uu Hogaaminayay Sheekh Atam ee ka dhacay dhulka buuralayda ah ee Sanaag iyo Bari. ...
Odayaasha Hawiye garabka Saddexaad ee dhawaan go’ay oo maanta Cambaareeyay shirkii Kampala.
28 Jul 2010- Muqdisho:-Golaha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye garabka dhawaan ka sii go’ay garabkii dhinaca uu hogaaminayay Suldaan dhoore oo maanta Cambaareeyay Madaxda Afrika. ...
Kulanka Baarlamanka oo maanta u baaqday Cabsi dhanka ammaanka ah.
28 Jul 2010- Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamanka KMG ah ayaa maanta diiday in ay xaadiraan dhismaha Golaha Shacabka ka dib cabsi dhanka ammaanka ah oo soo wajahday Xildhibaanada. ...
Siilaanyo oo maanta magacaabay Golihiisa Wasiirada Cusub (Liiska Wasiirada).
28 Jul 2010- Hargaysa:-Madaxaweynaha Maamulka Somaliland ayaa maanta magacaabay Golihiisa Wasiirada Cusub saacada ka dib markii xilkasi loo dhaariyay Silaanyo....
Madaxweyne Shariif “Waan ku faraxsanahay ciidamada Dowladaha Qaaradda Afrika ay isku raaceen inay u soo diraan Somaliya”
28 Jul 2010- Kampala: Madaxweynaha Dowladda Somalia Shariif Sh. Axmed oo wadanka Uganda iminka jooga ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in ay ku faraxsanyihiin ciidamada Dowladaha Qaaradda Afrika ay isku raaceen inay u soo diraan ciidamadooda gudaha dalka Soomaaliya....
Dagaaladii shalay oo Guulo ka kala sheegtay Dowladda KMG Somalia iyo Kooxaha Mucaaradka.
28 Jul 2010- Muqdisho: Gabal dhicii shalay ayaa waxaa guud ahaan dagaalo u muuqday isku jiho ah waxa ay ka kala dhaceyn qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag oo ku wada suganyihiin ciidamada DKMG Somalia iyo xoogaga ka soo horjeeda....
Puntland oo bilowday kala sooca dadka soo galaya Deegaanadooda.
28 Jul 2010- Gaal-Kacyo:-Darawalada gaadiidka gala Deegaanada Puntland ayaa dhibaata ku qaba Xaduud ay samaysatay Puntland oo lagu baarayo dadka galaya Deegaanadaasi. ...
Midowga Afrika oo isku raacay soo dirida 4-Kun oo askari gudaha Soomaaliya.
28 Jul 2010- Kampala:-Madaxda Midowga Afrika ayaa isku raacay in Dalka Soomaaliya loo soo diro Ciidamo si deg deg ah u caawiya Dowlada KMG ah Ee Soomaaliya. ...
Qaraxyo Xalay lala beegsaday Ciidanka Dowlada Gudaha Muqdisho.
28 Jul 2010- Muqdisho:-Qaraxyo Bam gacmeed u badan ayaa xalay lagu weeraray Ciidamad Dowlada ee dagan saldhigyada Degmada Wadajir Muqdisho. ...
Qasaara badan oo ka dhashay dagaal iyo Duqeyn Muqdisho ka dhacay.
28 Jul 2010- Muqdisho:-Qasaara shacabka soo gaaray ayaa ka dhashay dagaal iyo duqeyn shalay gabal dhicii ka dhacday magaalada Muqdisho taasi u dhexeysay Amisom iyo Xizbul Islaam . ...
Maraykanka iyo Norwey oo balan qaad dhaqaale u sameeyay Dowlada KMG ah.
28 Jul 2010- Kampala:-Dowladaha Maraykanka iyo Norwey ayaa wada qorshe ay ku caawinayaan Dowlada KMG ah Ee Soomaaliya oo dhaqaala ahaan aad u liidanaysa. ...
Mardaadi “Alshabaab marnaba la hadli mayno…rasaasta ayaa noo balan ah…”.
27 Jul 2010- Kampala:-Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada KMG ah oo Magaalada Kampala kula hadlayay BBC-da laanta Afrika la hadasha ayaa waxa uu balan ku qaaday in alshabaab ay dagaal ku dhimayaan awoodooda. ...
Dib u dhac ku yimid Kulankii Baarlamanka KMG ah.
27 Jul 2010- Muqdisho:-Dib u dhac ayaa maanta ku yimid shir ay ku balansanaayeen Baarlamanka KMG ah Ee Soomaaliya oo ay kaga doodi lahaayeen Xeer hoosaadka Baarlamanka. ...
Faroole “Soomaaliya dagaal Caalami ah ayaa ka socanaya….Waa in Beesha Caalamka naga soo gaartaa…”.
27 Jul 2010- Garoowe:-Madaxweynaha Puntland ayaa Caalamka u diray qeyla dhaantii ugu darnayd ka dib dagaalkii shalay ka dhacay dhulka Buuralayda ah ee Gobolada Bari iyo Sanaag. ...
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131 | 132 | 133 | 134 | 135 | 136 | 137 | 138 | 139 | 140 | 141 | 142 | 143 | 144 | 145 | 146 | 147 | 148 | 149 | 150 | 151 | 152 | 153 | 154 | 155 | 156 | 157 | 158 | 159 | 160 | 161 | 162 | 163 | 164 | 165 | 166 | 167 | 168 | 169 | 170 | 171 | 172 | 173 | 174 | 175 | 176 | 177 | 178 | 179 | 180 | 181 | 182 | 183 | 184 | 185 | 186 | 187 | 188 | 189 | 190 | 191 | 192 | 193 | 194 | 195 | 196 | 197 | 198 | 199 | 200 | 201 | 202 | 203 | 204 | 205 | 206 | 207 | 208 | 209 | 210 | 211 | 212 | 213 | 214 | 215 | 216 | 217 | 218 | 219 | 220 | 221 | 222 | 223 | 224 | 225 | 226 | 227 | 228 | 229 | 230 | 231 | 232 | 233 | 234 | 235 | 236 | 237 | 238 | 239 | 240 | 241 | 242 | 243 | 244 | 245 | 246 | 247 | 248 | 249 | 250 | 251 | 252 | 253 | 254 | 255 | 256 | 257 | 258 | 259 | 260 | 261 | 262 | 263 | 264 | 265 | 266 | 267 | 268 | 269 | 270 | 271 | 272 | 273 | 274 | 275 | 276 | 277 | 278 | 279 | 280 | 281 | 282 | 283 | 284 | 285 | 286 | 287 | 288 | 289 | 290 | 291 | 292 | 293 | 294 | 295 | 296 | 297 | 298 | 299 | 300 | 301 | 302 | 303 | 304 | 305 | 306 | 307 | 308 | 309 | 310 | 311 | 312 | 313 | 314 | 315 | 316 | 317 | 318 | 319 | 320 | 321 | 322 | 323 | 324 | 325 | 326 | 327 | 328 | 329 | 330 | 331 | 332 | 333 | 334 | 335 | 336 | 337 | 338 | 339 | 340 | 341 | 342 | 343 | 344 | 345 | 346 | 347 | 348 | 349 | 350 | 351 | 352 | 353 | 354 | 355 | 356 | 357 | 358 | 359 | 360 | 361 | 362 | 363 | 364 | 365 | 366 | 367 | 368 | 369 | 370 | 371 | 372 | 373 | 374 | 375 | 376 | 377 | 378 | 379 | 380 | 381 | 382 | 383 | 384 | 385 | 386 | 387 | 388 | 389 | 390 | 391 | 392 | 393 | 394 | 395 | 396 | 397 | 398 | 399 | 400 | 401 | 402 | 403 | 404 | 405 | 406 | 407 | 408 | 409 | 410 | 411 | 412 | 413 | 414 | 415 | 416 | 417 | 418 | 419 | 420 | 421 | 422 | 423 | 424 | 425 | 426 | 427 | 428 | 429 | 430 | 431 | 432 | 433 | 434 | 435 | 436 | 437 | 438 | 439 | 440 | 441 | 442 | 443 | 444 | 445  Next
 
 
View My Stats Copyright © Shacabka.net - All Rights Reserved |