|
FEKRADAHA
M. GHEDI: "Wadan hal (1) Madaxweyne ka badan ma yeelan karayaa?!!"
Waxaa jirta mah-maah aad looga isticmaalo koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Shabellada Dhexe, mah-maahdaas oo oraneysa "Ushii aanan lahayn Ul lagu jimeeyo amba wey dheeraataa amba wey gaabataa",...
Tuesday May 14, 2013 - 11:57:20
DOWLADDU MANA HOWL YARA,MANA HADAL YARA, !!! :Faallo
Waa dabeecad iyo dhaqan bini-aadamka u gaar ah,dagdaga iyo Samir la,aantu,waana tii uu abwaan hore u yiri,(Raboow deeqdaada,adoonkii kaa duraansada,dagdag hadaadan ugu soo dul qubin, caruu la dakaamayaa.
Sunday April 21, 2013 - 18:10:37
Canaan qaran :Faallo ( Bashiir Cali Xussen)
Dowladnimo dhab ah ka dib, waxaan filaynay in amaanka iyo kala danbeynta si deg deg ah wax looga qabanayo, waxeyse noqotay hungo maran oo weli dilkii iyo qaraxyadii ayaa sidoodii isga sii socda. Anigu...
Saturday April 20, 2013 - 03:34:56
Somaliland Way Dhaqaaqday ! Dhankayse u Dhaqaaqday ?
omaliland mudooyinkan dambe waxaa ruxayay dabaylo iyo duufaano siyaasadeed oo kaga imanayay dhinaca dibada, gaar ahaan wadamada reer Galbeedka iyo Turkiga.
Friday April 12, 2013 - 08:48:05
Maamulka Muqdisho mise meelaha kale?!
Napoleone Bonaparte (Ajaccio, 15 agosto 1769 – Isola di Sant'Elena, 5 maggio 1821) xilli uu duullaan ku ahaa dalka Masar, ayaa Saraakiil Sarsare oo ka tirsan ciidankiisu ka soo horjeesteen. Si uu ugu qanciyo...
Tuesday February 19, 2013 - 00:26:20
Muqdisho inta ay sidani tahay nabad ma ahee, dowladdu nabad haka dhigto.…!! (Fariin...
Saxafigu waa run sheegaha mar waliba ka hadla xaqiiqada dhabta ah ee jirta, inkastoo ay jiraan dad diidan in runta la sheego oo jecel in wax la maldaho haddana runta waa lagama maarmaan, run sheegidduna...
Sunday January 27, 2013 - 12:08:18
Xukuumadda Puntland ee Faroole waa midda ka mas’uul ah fashilka iyo guuldarrada...
Maaha markii ugu horaysay ee Dowladda Puntland ee Soomaaliya soo hadal qaado arimaha ku aadan Muqdisha Caasimad ahaan iyo lahaansha ahaan.
Sunday January 27, 2013 - 12:08:14
26DA JANAAYO 1991 WAA MAALIN XUSUUS MUDAN
Wadanka Soomaliliya mudo badan dhibaato aan qoraal iyo sheeko lagu soo koobi karin cidna maqarin karto dulmigii shacabka uu u gestay intii uu dalka ka talinaayay waxaa marag madoonta ah dhibaatada maantay...
Saturday January 26, 2013 - 03:39:25
Maxay Tahay Ujeeddada Jabuuti ka leedahay faro-gelinta Doorashada Saylac ?...
Ismaaciil-Cumar-Geelle
Faallo: Doorashadii golaha deegaanka ee ka dhacday Somaliland oo ay ka
qayb-qaadanayeen 7 urur iyo xisbi siyaasadeed, ayaa waxay natiijadeedii
ku dhammaatay laba ujeedo,...
Tuesday January 22, 2013 - 02:11:46
Aqoon yahan Aragti ka arradan!
Waxaa la yiri: “Dadku waa labo: WANAAGSANE iyo WANAAJIYE” malaha murtidu qaybteeda hore waxay ku daaban tahay maahmaahdii kale ee ahayd: “WEYNAADAA WANAAGSANAADA!” mid kale waxay leedahay: “TIISA...
Sunday January 20, 2013 - 00:51:20
|
