|
SUUGAAN
Ka bogasho wacan maansadii ( MIXNO ) "Qore: Abdiaziiz A. Mohamed."
Maansadan waxaa la tiraahdaa Mixno, Waxay ku socotaa abwaanada Soomaaliyeed kuwaas oo had iyo jeer u taagan sidii ay u baraarujin lahaayeen umadda iyo sidii ay u midayn lahaayeen.
Tuesday April 30, 2013 - 08:14:11
Gabayga “Qowm Aakhiraad’” W/T: Maxamed Cilmi Dhicisow
“Qowm Aakhiraad” waa gabay ka hadlaya duul dunida u jooga inay Aadanaha u diraan Aakhiro, oo ay dilaan, qarxiyaan, qixiyaan, qafaashaan ama ay qoorta gooyaan, una guntan dabar-goynta bulsho iyo dabar-jarka...
Saturday February 23, 2013 - 00:15:13
Afka ha la oon tiro!
Waxaan doonayaa inaan isweydiinno su’aalo dhawr ah, oo ku saabsan afkeena, af Soomaaligu ma cid gaaraa leh? Mise waa hanti qaranbaa iyo dowladeed? Aqristoow is weydii yaa xil ka saaran yahay...
Thursday December 20, 2012 - 16:27:37
Wadaad xume yaa naga waabiya!
Geelleydu marka ay diriraan, ama Geelba la dhaco, ama dhib dhaco, dhimasho iyo dhaawacna ka dhasho, waxaa ku baxa ODOYAAL magacyo badan kala leh, hal xirfadse wadaaga, oo ah NABADEYN iyo XASILIN, XAAL...
Monday December 17, 2012 - 18:23:26
Gabaygii Misaal Aduun
Gabaygaan oo magaciisu yahey “Miisaal” waxa uu bixinayaa tusmo iyo tusaalooyin nolosha adduunyada, waxa uu taabanayaa arrimaha dalka oo ay la degtey nabad la’aanta baahsan, barakac, iyo dhibaatooyinka...
Thursday November 22, 2012 - 06:22:57
Gabaygii Misaal Aduun
Gabaygaan oo magaciisu yahey “Miisaal” waxa uu bixinayaa tusmo iyo tusaalooyin nolosha adduunyada, waxa uu taabanayaa arrimaha dalka oo ay la degtey nabad la’aanta baahsan, barakac, iyo dhibaatooyinka...
Wednesday November 21, 2012 - 23:26:27
Madax. Xasan Sheikh Oo Dhul Ku Wareejiyay Safaarada Ingiriiska
(Mogadishu, Somalia, November 21, 2012) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxmuud ayaa ku soo dhaweeyey xarunta Villa Soomaalia wafdi ka socday United Kingdom (UK) kuna...
Wednesday November 21, 2012 - 14:26:45
Hada sidaannahay(Abwaan Sayid Norwey Trondheim)
Umad eebeheey uumayoo, eedanbaannahaye
Umad aayaheedgaranin, oo goirabtaannahaye
Umad tacabka diideeysa oo, tuugsataannahaye
Umad geeska gees laga galoo, gubataybaannahaye
Umad dirisku iskudirahayoo,...
Friday November 09, 2012 - 22:35:13
Gabaygii 41AAd “SUUL-DHABAALE" ee Silsiladdii Sallaamaley
Tixdan Suuldhabaale waxa ay ka tirsanaan haysaa siinleyda Sallaamaley oo ah suugaan uu bilawgeeda lahaa Hal-Abuurka Xasan Abiib Faarah (Xasan-daaci)… Waa gabayyo silsiladoobey oo rag xoog lehi ka qayb...
Wednesday October 31, 2012 - 19:09:39
Nin la sugayoow Adna yaad Sugi! Warqad Furan oo ku Socota Madaxweynaha jamhuuriyada...
Waxaan doonayaa inaan halkan Farriin ugu gudbiyo Hoggaamiyaha Qaranka Soomaaliyeed Mudane Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, waxaan leeyahay Mudane marka ugu horreysa waxaad oggaata inay dadka oo dhan...
Sunday October 14, 2012 - 00:24:14
|
