WARARKA
Warar dheeraad ah oo kusaabsan Wafdiga IGAD ee maanta Kismaayo tagaya
Warar dheeraad ah oo kusaabsan Wafdiga IGAD ee maanta Kismaayo tagaya
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho oo ay shalay soo gaareen islamarkaaana Ay kulamo kula qaateen madaxda ugu sareysa dalka sida madaxweynaha jamhuuriyadda Xassan Shiikh Maxamuud ayaa...
Saturday May 18, 2013 - 12:27:44
Xukuumada Somaliya oo beenisay Warar lagu daabacay Twitter-ka
Xukuumada Somaliya oo beenisay Warar lagu daabacay Twitter-ka
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah oo lagu qoray Twitterka laguna sheegay Inuu leeyahay wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka kaasoo lagu cambaareeyay urur goboleedka IGAD iyo dowlada...
Saturday May 18, 2013 - 12:27:40
Somaliland oo maanta u dabaal degeysa 18-ka May.
Somaliland oo maanta u dabaal degeysa 18-ka May.
Deegaamada maamulka Somaliland ayaa maanta waxaa ka jira fantasyo loogu dabaal degayo 18-ka May oo ah maalin ay u aqoonsanyihiin in ay tahay xilligii ay ka go’een Soomaaliya inteeda kale.
Saturday May 18, 2013 - 12:09:58
Gudoomiyaha baarlamanka Carabta oo maanta booqanaya xarunta baarlamaanka Soomaaliya
Gudoomiyaha baarlamanka Carabta oo maanta booqanaya xarunta baarlamaanka Soomaaliya
Wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta, Axmed Maxamed Jarwaan, ayaa booqasho rasmi ah ku tegaya xarunta Golaha Shacabka Soomaaliyeed iyaga oo Xildhibaannada...
Saturday May 18, 2013 - 12:09:48
Kismaayo oo looga dhawaaqay madaxweynihi Shanaad iyo warbixino kale
Kismaayo oo looga dhawaaqay madaxweynihi Shanaad iyo warbixino kale
Magaalada kismaayo ayaa waxaa ka taagan 48 saac ee ugu danbeeyay sheeko aad u Xiiso badan, kadib markii siyaasiyintii ku sugnaa Magaalada kismaayo intoodii badnayd ay sheegeen in loo doortay Madaxwaynaha...
Saturday May 18, 2013 - 00:19:09
AMISOM oo go'aankeeda Jubbooyinka Shaaca ka qaaday
AMISOM oo go'aankeeda Jubbooyinka Shaaca ka qaaday
Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka hadlay mowqifkooda ku aadan maamullada iska soo horjeeda ee laga dhisay Kismaayo.
Saturday May 18, 2013 - 00:19:06
Sheekh Somaliland ah oo ku baaqay in Somaliweyn lasoo celiyo
Sheekh Somaliland ah oo ku baaqay in Somaliweyn lasoo celiyo
Sheekh Maxamuud Cabdilaahi Geelle oo dhawr bilood ka hor dhaliil usoo jeediyey laba wasiir oo xukuumadda Somaliland ka Tirsan darteed xukun loogu riday , ayaa sheegay in aanu illaa hadda garanayn sababta...
Friday May 17, 2013 - 20:02:08
Warqad furan oo dareen xambaarsan oo kusocoto Gud. Jawaari
Warqad furan oo dareen xambaarsan oo kusocoto Gud. Jawaari
Anigoo ka mid ah Bahda Saxaafadda, kama tirsan Wariyayaasha Shabakadda Magaceyguna la yiraahdo ANWAR BAKHIIT, waxan halkaani Fariin Xinbaarsan Dareen Qaran uga diraaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia...
Friday May 17, 2013 - 20:02:00
RW, Saacid oo qaabilay wafdi kasocda urur goboleedka IGAD
RW, Saacid oo qaabilay wafdi kasocda urur goboleedka IGAD
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda Somalia ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu dambeeyay...
Friday May 17, 2013 - 20:01:51
Mid kamid ah madaxweynayaasha Jubaland oo ka qeyb galay xafald lagu dhaarinayay
Mid kamid ah madaxweynayaasha Jubaland oo ka qeyb galay xafald lagu dhaarinayay
Xaflad maanta ka dhacday xarunta Jaamacada ee magaalada xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxaa lagu dhaariyay madaxwayne ku-xigeenka koobad ee ay yeelanayso Jubbaland qeybta uu hogaamiyo...
Friday May 17, 2013 - 19:44:26
« Previous 1 2 3 ... 1438 Next » All
Page 1 of 1438 Total Pages
Page: Items per page: