Qarax goordhow ka dhacay xarunta CID-da KM4
| Friday February 17, 2012 | PRINT THIS PAGE |
War Goordhow nasoo gaaray ayaa sheegay in qarax ismiidaamin ah lala beegsaday Xarunta CID-da Ee KM4 Ee magalaada MuqdishoWararka ayaa sheegaya in qaraxu uu ahaa mid aad u xooganaa isla markaana ka dhacay gudaha Xarunta CID, waxaana lagu soo waramayaa inuu jiro khasaare Xoogan oo soo gaaray dadkii ku sugnaa halkaasi,Waxaana Wararka aynu ka helayno ay Tilmaamayaan xaruntaasi in qaraxu uu ahaa mid uu ka dhashay Gaari laga soo buuxiyay Walxa qarxa kaasi oo ka dhacay gudaha Xaruntaasi, iyadoona wararku sheegayaan in gaariga uu galay xaruntaasi intaasi kadibna uu qarxay,
Sikasta ay ahaataba Qasaaraha rasmiga ay ka dhashay ayaa la ogeyn
Wixii ksuoo kordha kala Socoo Wararkeena Soo Socda Hadii Alle Yiraahdo
