MD:Shariif oo garay Jabuti Isagona saacadaha so socda u duulaya
| Monday February 20, 2012 | PRINT THIS PAGE |
Wafdi Uu hogaaminayo Madaxweyne shariif ayaa maanta ka duulay Garoonka Diyaaradaha AAdan Cadde airport Iyagoona gaaray Caasimada Dalka JabuutiKadib markii uu gaaray Madaxweyne Shariif Dalka jabuuti ayaa waxa uu la kulmay dhigiisa Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay shirka London iyo xaalada Soomaaliya.Kulanka Madaxweyne Shariif la qaatay Madaxweynaha Jabuuti ayaa waxaa ku wehliyay Wasiirka Arrimaha Dibada Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf..
Wafdiga oo madaxweynaha Horkacyo ayaa Saacadaja Soo Socda lagu wadaa in ay u Gudbaan Caasimada dalka ingiriiska ee London oo maalinta khamiista ah ka furmi doono shir looga hadlayo arimaha dalka somaaliya
