Ciidamo lixaad leh oo la geyn doono Kismayo iyo Baydhabo (Warbixin)
| Friday February 24, 2012 | PRINT THIS PAGE |
Xukuumadda KMG soomaaliya ayaa sheegtay in 4000 oo ciidan la kala geyn doono Magaalooyinka Kismaanyo iyo Baydhabo ee Dalka Soomaaliya
Wararka inaga soo gaaraya Magaaladda
London ee Xarunta dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in halkaasi ay kulamo
ku qaateen Madaxda Soomaalida iyo waliba Ra’iisulwasaareha Britain
Waxaana markii uu soo gabagaboobay Shirka ay qaateen Madaxda Soomaalida iyo waliba Ra’iisulwasaareha Britain saxaafada la hadlay Ra’iisulwasaareha Xukuumadda KMG Soomaaliya Dr: C/wali Maxamed Cali Gaas isagoona sheegay in 4000 oo ciidan la kala geyn doono Magaalooyinka Kismaanyo iyo Baydhabo ee Dalka Soomaaliya
Ra’iisulwasaareha ayaa sheegay in haatan loo soo jeestay Ciribtirka Kooxda Al-Shabaab oo uu sheegay in amaanka dalka caqabad ku yihiin isagoona intaa ku daray in ay muhiim tahay kala wareegida Shabaab ee Kismaanyo