Al Shabaab oo garay mudug amarana kusoo rogay dadka deegaanka
| Monday May 14, 2012 | PRINT THIS PAGE |
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Shabaab amarada ay kusoo rogeen dadka ay ka mid yihiin raga ay garka daystaan shaarbahana ay xiiraan iyo in dadka xiliyada Salaada ay xaadiraan Masaajida, iyaga oo cidii fulin weyda amarada ay sheegeen in ay talaabo ka qaadayaan.
Lama oga talaabada uu qaadi doono Maamulka Galmudug oo deegaanadaasi ilaa hada aysan kasoo bixin war rasmi ah oo ku aadan amarada Shabaab ay kusoo rogeen shacabka deegaanada Barri ee Mudug.Sida ay xaqiijiyeen dad deegaanka Ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ee dhawaan la wareegay deegaanada barri ee gobolka Mudug ayaa waxa ay amaro kusoo rogeen shacabka deegaanadaasi.
