Madaxweyne Shariif oo sida daadki umagacabay Degmooyin.

  Thursday August 09, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE
Madaxweynaha ayaa ku Cadeeyay Wareegto ay ku Taariiqeysan Tahay 22 -7-2012 kana soo baxday Xafiiska Madaxtooyada Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya in ay Degmooyin loogu Magacaabay Deegaanada Buula-jadiid iyo Dalandool oo ka kala tirsan Gobolada Bay iyo Bakool.’Isla Wareegtadaani ayuu Madaxweynaha ku Wargaliyay Ciidamada Bay iyo Bakoon in ay Yihiin Deegaanadaasi Degmooyin ayna ka war hayaan Amaankooda.

Ugu danbeentii warqadaani Wareegtada ah ayaa waxaa ka mid ahaa Wargalin ku socota Wasaarada Arimaha Gudaha in ay wixii laga bilaabo 9-8-2012 ay Deegaanadaasi yihiin Degmooyin liiska degmooyinkana ay ku daraaan.

Magacabista madaxweynaha ee degmooyinkaan cusub ayaa waxey kusoo beegmeesaa xili ay maalmo un ka harsantahay jiritaankiisa madaxweyne