Qunsulka Safaarada Somaliya ee Kenya Oo geeriyooday
| Wednesday September 19, 2012 | PRINT THIS PAGE |
safaaradda Soomaaliya ee magaaladda Nairobe ee dalka Kenya Maxamed Cusmaan Aadan (Edson) ayaa xalay ku geeriyooday cusbitaalka Nairobi Hospital.Warkan ku saabsan geerida qunsulka ayaa waxaa shaaciyey safiirka
soomaaliya u fadhiya magaaladda Nairobi Maxamed Cali Ameerika oo aan wax
faahfaahin ah ka bixin sababaha geerida qunsulka balse waxaa uu
ambassador Amerika ku tilmaamay marxuum Edson inuu ahaa nin wadani ah,
waxaana uu tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka tagay marxuumku.Ma jiro war ku saabsan halka lagu aasayo marxuumka oo ka soo baxay qoyskiisa iyo masuuliyiinta safaaradda illaa hada.
